About Us

OUR INTRODUCTION

Know About Our Learning Platform.

Alikhwa Collage Learning Platform
Alikhwa Collage waa madal waxbarasho oo bixisa courses tayo leh oo isugu jira culuumta maadiga ah iyo kuwa shareecada.
Waxaan diiradda saareynaa faham fudud, talaabo-talaabo, si arday kastaa u gaadho guul.

Alikhwa Collage waxay bixisaa waxbarasho tayo sare leh oo lagu kalsoonaan karo, si ardaydu u helaan aqoon sax ah oo faa’iido leh.

Macalimiinta Alikhwa Collage waa kuwo khibrad leh oo si fiican u sharxi kara casharrada, una fududeeya ardayda.

Active Students
0 K+
Faculty Courses
0 +
Positive Reviews
0 K+
Award Achieved
0 +

Our History...

Alikhwa Collage waxaa loo aasaasay si loo fududeeyo helitaanka aqoon tayo leh, gaar ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya horumar.

Our Vision...

Himilada Alikhwa Collage waa inay noqoto madal waxbarasho oo hormuud u ah bixinta aqoon isku dheelitiran (diin iyo maadi).

Our Mission...

Hawlgalka Alikhwa Collage waa:
1: In la bixiyo casharro tayo leh
2: In ardayda la siiyo faham dhab ah
3: In la dhiso mustaqbal aqoon leh